The code has been copied to your clipboard. The URL has been copied to your clipboard ...
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Muqdisho shalay ku yeeshay waddallado ku saabsan ambaqaadidda heshiiskii Ankara iyo waliba howlgalka cusub ee ciidamada Midowga Africa ee Soomaaliya ee AUSSOM.
LONDON— Barnaamijka Amuuraha Islaamka, todobaadkaan waxaan ku eegi doonnaa mustaqablka siyaasadeed ee Suuriya iyo waxa laga ...
Halbeegyada ka hortagga dhibaatooyinka ka dhasha hubka ayaa maamulka Biden uu aad u akeeyey, hase yeeshee isbeddelo waaweyn ...
Dalka Malawi, hubinta saxnaanta macluumaadka iyo wararka ayaa caqabado badan lagala kulmaa. Hay'adda maxalliga ah ee Media Institute of Southern Africa (MISA) ayaa ka shaqaynaysa sidii loo horumarin l ...
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; Ilaalinta xogta shaqsiga ee Soomaaliya, iyo heerka ay le’eg ...
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba ...
Barnamijka madasha dhallinyarada waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qorshaha dhallinyada ee sanadka cusub ee 2025. Waxaa ...
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba ...
GAALKACYO— Salaadiinta iyo odayaasha dhaqanka ee deegaannada Galmudug iyo Puntland ayaa wada dadaallo nabadeed oo qaboojinayo ...
Magaalada Goma ee dalka DR Congo, koox saxafiyiin ah ayaa la halgamaya qulqulka wararka been abuurka ah ee caafimaad, kuwaas oo keeni kara cawaaqib xun.
Madaxweynaha la doortay Donald Trump oo xilka la wareegaya bisha Janaayo 20-keeda ayaa ka dhigay arrinta socdaalka mid ka mid ah qodobbada ugu waaweyn ee ololihiisii doorashada madaxtinnimada ee 2024.