Barnaamijka Amuuraha Mareykanka waxa uu ku saabsan yahay Congress-ka Mareykanka oo shalay si rasmi ah u ansixiyey guushii ...
Dalka Norway ayaa kusii dhowaanaya bartilmeedkiisa ah in baabuurta dalka lagu iibiyo ay dhammaan noqdaan kuwa ku shaqeeya ...
Baraf xooggan oo wata dabeylo iyo qabow daran ayaa Axaddii shalay illaa maanta ku dhufanaya toboneeyo gobol oo Mareykanka ah, isagoo saameeyay dad ka badan lixdan milyan oo qof oo ku nool gobollada Ka ...
Sida ay sheegeen falanqeeyayaasha arrimaha siyaasadda iyo amniga, hoggaamiyaha Soomaaliga ah ee kooxda Daacish Abdul Qadir ...
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; xaaladda Suuriya iyo isbeddelka ka dhacay dalka kadib markii ...
WASHINGTON— Dalkan Mareykanka dabeylaha iyo duufaanta xilliga Jiilaalka ayaa Axaddii shalay ilaa maanta oo Isniin ah ...
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba ...
Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
Barnaamijkii Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; waxa laga filayo siyaasadda Soomaaliya sanadkan ...
Daad-gureyn ayaa ka socotay dalka Itoobiya Sabtidii kadib markii ay dhaceen dhul-gariiro dhowr ah, oo kii ugu xoogganaa uu cabbirkiisu ahaa 5.8, kaasi oo ku dhuftay waqooyiga fog ee dalkan ku yaalla G ...
Dowladda Canada ayaa bishii November ee sanadkii tagay hakisay muddo sanad ah nidaamka loo yaqaanno Group 5 ee dadka ...
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay sanadka cusub ee 2025-ka iyo mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Cabdinuur Daahir oo ah cilmi-baa ...