WASHINGTON— Dalkan Mareykanka dabeylaha iyo duufaanta xilliga Jiilaalka ayaa Axaddii shalay ilaa maanta oo Isniin ah ...
Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
Barnaamijkii Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; waxa laga filayo siyaasadda Soomaaliya sanadkan ...
Daad-gureyn ayaa ka socotay dalka Itoobiya Sabtidii kadib markii ay dhaceen dhul-gariiro dhowr ah, oo kii ugu xoogganaa uu cabbirkiisu ahaa 5.8, kaasi oo ku dhuftay waqooyiga fog ee dalkan ku yaalla G ...
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba ...
TORONTO— Dowladda Canada ayaa bishii November ee sanadkii tagay hakisay muddo sanad ah nidaamka loo yaqaanno Group 5 ee dadka ...
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay sanadka cusub ee 2025-ka iyo mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Cabdinuur Daahir oo ah cilmi-baa ...
Barnaamijka Caweyska Washington ee caawa waxaan dib ugu milicsaneynaa Taariikhda faneed ee Allaha u naxariistii fanaanaddii fanka banaadiriga ku caanka ahayd ee Luul Jeylaani Cali oo 30-kii December u ...
Waxaa walaac xooggan laga muujinaya dagaallada u dhaxeeya beelaha iyo dilalka ay gaysanayaan maleesho beeleedyada oo hadda ka ...
Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo ...
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Muqdisho shalay ku yeeshay waddallado ku saabsan ambaqaadidda heshiiskii Ankara iyo waliba howlgalka cusub ee ciidamada Midowga Africa ee Soomaaliya ee AUSSOM.
LONDON— Barnaamijka Amuuraha Islaamka, todobaadkaan waxaan ku eegi doonnaa mustaqablka siyaasadeed ee Suuriya iyo waxa laga ...