GAALKACYO— Salaadiinta iyo odayaasha dhaqanka ee deegaannada Galmudug iyo Puntland ayaa wada dadaallo nabadeed oo qaboojinayo ...
Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cali Xoosh oo waraysi siiyay VOA ayaa sheegay in dalka uu aaday doorasho, wax ...
Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo ...
Sida ay sheegeen mas’uuliyiinta maamulka Puntland, maleeshiyo ka tirsan kooxda Daacish ayaa saaka weerar ku qaaday fariisimo ...
Barnaamijkan gaarka ah waxa aan dib ugu eegeynaa dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee ka dhacay Soomaaliya, Jabuuti, iyo ...
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba ...
Koox kormeerta xaaladda Suuriya ayaa sheegtay in tan iyo Axaddii 31 dagaal-yahan lagu dilay dagaal u dhaxeeya kooxaha ay ...
Hogaamiyaha Suuriya ayaa Axaddii sheegay in muddo afar sano ah ay qaadan karto xilliga la qaban doono doorasho ka dhacdo ...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegay, in duqeymo xagga cirka ah lagu garaacay gegida ...
Magaalada Goma ee dalka DR Congo, koox saxafiyiin ah ayaa la halgamaya qulqulka wararka been abuurka ah ee caafimaad, kuwaas oo keeni kara cawaaqib xun.
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; doorasho toos ah ama qof iyo cod ah ma ka dhici ...
Xoolo dhaqatada Soomaalida gobolka Waqooyi Bari Kenya oo wajahaya daryeel la’aan ayaa madaxdoodu dowladda dhexe ka doonayaan in wax loo qabto. Madaxwenaha Kenya iyo madaxda kale ee Soomaalida ayaa ka ...